From ef6349cc6e1e31fa0807249165707a4669178b43 Mon Sep 17 00:00:00 2001
From: nadiration <59365236+nadiration@users.noreply.github.com>
Date: Sun, 17 Jan 2021 07:50:05 +0300
Subject: [PATCH 1/3] Update README.so.md
---
README.so.md | 8 ++++----
1 file changed, 4 insertions(+), 4 deletions(-)
diff --git a/README.so.md b/README.so.md
index 21b20a9e4..dc9ec1547 100644
--- a/README.so.md
+++ b/README.so.md
@@ -12,13 +12,13 @@
-Sawir-shaashadeed • Faahfaahin • Waxqabadka • Cusboonaysiin • Kusoo Kordhin • Ugu Deeq • Laysinka
+Sawir-shaashadeed • Faahfaahin • Waxqabadka • Kushubida iyo cusboonaysiinta • Kusoo Kordhin • Ugu Deeq • Laysinka
Website-ka • Maqaalada • Su'aalaha Aalaa La-iswaydiiyo • Warbaahinta
*Ku akhri luuqad kale: [English](README.md), [한국어](README.ko.md), [Soomaali](README.so.md), [Português Brasil](README.pt_BR.md).*
-DIGNIIN: MIDKAN [NOOCA APP-KA EE HADDA] WALI TIJAABO AYUU KU JIRAA (BETA), SIDAA DARTEED CILLADO AYAAD LA KULMI KARTAA. HADAAD LA KULANTO , KA FUR ARIN SHARAXAYA QAYBTANADA GITHUB-KA.
+DIGNIIN: MIDKAN, NOOCA APP-KA EE HADDA WALI TIJAABO AYUU KU JIRAA, SIDAA DARTEED CILLADO AYAAD LA KULMI KARTAA. HADAAD LA KULANTO , KA FUR ARIN SHARAXAYA QAYBTANADA GITHUB-KA.
NEWPIPE AMA KUWA KU SALAYSAN PLAYSTORE-KA IN LA GALIYO WAXAY KA HOR IMANAYSAA SHARCIGA IYO SHURUUDAHA AY LEEYIHIIN.
@@ -80,7 +80,7 @@ NewPipe wuxuu taageeraa adeegyo badan. [warqadan](https://teamnewpipe.github.io/
* media.ccc.de \[tijaabo\]
* PeerTube instances \[tijaabo\]
-## Cusboonaysiin
+## Kushubida iyo cusboonaysiinta
Marka koodhka NewPipe isbadal ku dhaco (wax cusub oo lagusoo kordhiyay ama cilad bixin), ugu dambayn waxaa lasii daayaa mid cusub (Siidayn). Siidaynta qaabkeedu waa x.xx.x . Si aad midka cusub u hesho, waxaad samayn kartaa:
1. Inaad mid cusub (APK) adigu dhisato. Tani waa mida ugu dagdag badan eed waxyaabaha cusub ku heli karto, laakiin way adagtahay, sidaa darteed waxaan soojeedinaynaa inaad isticmaasho qababka kale.
2. Ku dar qayb gaar ah xaganaga F-Droid oo xagaas kaga shub isla markay siidayn soobaxdo. Hagitaanka xagan ka eeg: https://newpipe.net/FAQ/tutorials/install-add-fdroid-repo/
@@ -101,7 +101,7 @@ Hadaad hayso fikrado; rogid, qaab badal, nadiifin koodh, ama koodhka ood si wayn
Hadaad jeceshahay inaad qayb ka noqoto, fiiri [ogaysiisyada kusoo kordhinta](.github/CONTRIBUTING.md).
-
+
## Ugu Deeq
From 0f541a14d551c71b5248e590c0347c7c6f73c7f9 Mon Sep 17 00:00:00 2001
From: nadiration <59365236+nadiration@users.noreply.github.com>
Date: Mon, 18 Jan 2021 08:00:22 +0300
Subject: [PATCH 2/3] Update README.so.md
---
README.so.md | 6 +++---
1 file changed, 3 insertions(+), 3 deletions(-)
diff --git a/README.so.md b/README.so.md
index dc9ec1547..3f9746bf5 100644
--- a/README.so.md
+++ b/README.so.md
@@ -1,6 +1,6 @@

NewPipe
-App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in aaladaha nidaamka Android-ka ku shaqeeya wax loogu daawado.
+App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in Android-ka wax loogu daawado.

@@ -12,13 +12,13 @@
-Sawir-shaashadeed • Faahfaahin • Waxqabadka • Kushubida iyo cusboonaysiinta • Kusoo Kordhin • Ugu Deeq • Laysinka
+Sawir-shaashadeed • Faahfaahin • Waxqabadka • Kushubida iyo cusboonaysiinta • Kusoo Kordhin • Ugu Deeq • Laysinka
Website-ka • Maqaalada • Su'aalaha Aalaa La-iswaydiiyo • Warbaahinta
*Ku akhri luuqad kale: [English](README.md), [한국어](README.ko.md), [Soomaali](README.so.md), [Português Brasil](README.pt_BR.md).*
-DIGNIIN: MIDKAN, NOOCA APP-KA EE HADDA WALI TIJAABO AYUU KU JIRAA, SIDAA DARTEED CILLADO AYAAD LA KULMI KARTAA. HADAAD LA KULANTO , KA FUR ARIN SHARAXAYA QAYBTANADA GITHUB-KA.
+DIGNIIN: MIDKAN, NOOCA APP-KA EE HADDA WALI TIJAABO AYUU KU JIRAA, SIDAA DARTEED CILLADO AYAAD LA KULMI KARTAA. HADAAD LA KULANTO, KA FUR ARIN SHARAXAYA QAYBTANADA ARRIMAHA EE GITHUB-KA.
NEWPIPE AMA KUWA KU SALAYSAN PLAYSTORE-KA IN LA GALIYO WAXAY KA HOR IMANAYSAA SHARCIGA IYO SHURUUDAHA AY LEEYIHIIN.
From 70830caf79cfa39f3a70a7e4888f0538c295ba3e Mon Sep 17 00:00:00 2001
From: nadiration <59365236+nadiration@users.noreply.github.com>
Date: Mon, 18 Jan 2021 16:18:12 +0300
Subject: [PATCH 3/3] Update README.so.md
---
README.so.md | 2 +-
1 file changed, 1 insertion(+), 1 deletion(-)
diff --git a/README.so.md b/README.so.md
index 3f9746bf5..e01146acd 100644
--- a/README.so.md
+++ b/README.so.md
@@ -20,7 +20,7 @@
DIGNIIN: MIDKAN, NOOCA APP-KA EE HADDA WALI TIJAABO AYUU KU JIRAA, SIDAA DARTEED CILLADO AYAAD LA KULMI KARTAA. HADAAD LA KULANTO, KA FUR ARIN SHARAXAYA QAYBTANADA ARRIMAHA EE GITHUB-KA.
-NEWPIPE AMA KUWA KU SALAYSAN PLAYSTORE-KA IN LA GALIYO WAXAY KA HOR IMANAYSAA SHARCIGA IYO SHURUUDAHA AY LEEYIHIIN.
+NEWPIPE AMA KUWA KU SALAYSAN IN PLAYSTORE-KA LA GALIYO WAXAY KA HOR IMANAYSAA SHARCIGA IYO SHURUUDAHA AY LEEYIHIIN.
## Sawir-shaashadeed